35 Positive Things to Say to People in Somali Language

Download PDF

 

Saying positive things to people is one way to get to know and get close to them. Learn Somali website has prepared  Positive Things to Say to People in Somali Language today.  I will add the voice recording sometimes this week, so that use listen and read at the same time. Enjoy

Positive Things to Say to People in Somali Language

English Somali
Welcome. Soo Dhawaada
We are one community. Waxaa nahay hal Bulsho
I want to volunteer Waxaan rabaa inaan samafal ku shaqeeyo
Is there anything I can do to help? Ma jirtaa wax aan kuu qaban karo.
You do need anything Wax ma u baahan tahay.
I am glad I could help. Waa ii farxad inaan ku cawiyay.
 I am happy for you. Waan kuu faraxsanahay.
We are happy to see you Waan ku faraxsan nahay inaan ku aragno.
You have great manners Aadaab fiican baad leedahay.
I am here to help. Waxaan  u joogaa inaan ku caawiyo.
I appreciate your support Waan kaaga mahad celinayaa cawimaadaada.
You are a strong person. Qof ad’adag baa tahay.
You are making a difference Is badel baad samaynaysaa.
You can be anything you want to be. Wax kasta oo aad rabtid waad noqon kartaa.
You are smart (Kids) Waad caqli badan tahay.
You are wonderful(Kids) Cajiib baa tahay.
You are brave (Kids) Geesi baad tahay.
You are a good listener(Kids) Dhagayte fiican baad tahay.
If you need something, tell someone (Kids) Hadii aad wax u baahatid, qof u sheeg.
You are very very good Aad iyo aad baad u fiican tahay.
Thank you very very much Aad iyo aad baad u mahadsan tahay.
I enjoy your company Waan ka helaa la joogistaada.
We are friends Saxiib baan nahay.
You have always been supportive Waligaa waad i cawisaa.
I am here for you. Halkaan waxaan u joogaa adiga.
You have done nothing wrong Wax khalad ah maadan samaynin
My home is your home. Gurigayga waa gurigaaga.
Visit again Mar kale soo booqo.
Should we grab a lunch? Qado masoo qabsannaa?
That is the best idea Waa fikradda ugu fiican.
Are you feeling OK? Caadi miyaa dareemaysaa?
We can work together Waan isla shaqayn karnaa.
You can go first Waad iga hormari kartaa.
Should we go together? Ma is raacnaa ?
Thanks Mahadsanid

We hope you enjoyed this list and as usual leave comments if there is anything you need ask or share you can also contact us here:

 

35 Positive Things to Say to People in Somali Language

Leave a Reply