Ereyo Maalmeed – Everyday words
|Somali | English | Emoji/Word |
Waan Faraxsanahay | I am happy | 😊 Farax |
Waan Xanaaqsanahay | I am angry | 😠 Xanaaq |
Waan qoslayaa | I am laughing | 😀 Qosol |
Waan ooynayaa | I am crying | 😢 Ooy |
Waan Fakarayaa | I am thinking | 🤔 Fakar |
Waan fiirinaya | I am looking | 👀 Fiiri |
Waan Yaabanahay | I am Surprised | 😲 Yaab |
Waan naxsanahay | I am scared | 😱 Nax |
Waan daalanahay | I am Tired | 😩 Daal |
Waan haraadanahay | I am thirsty | 🥛 Haraad |
Waan gaajaysnahay | I am hungry | 🍲 Gaajo |
Waan wareersanahay | I am confused | 😕 Wareer |
Waan walwalsanahay | I am worried | 😟 Walwal |
Tip: For thirsty and hungry, It is mostly used (I am feeling hungery/thirsty) which translated it to (Gaajaa i haysa and Haraad baa i haya) respectively )
4 Comments
Salaam alikm
Can I get some Somali book to learn Somalie language please
AFKA HOYO BARRO
Thanks madam & all the teachers we teach us a lot more and need more
hagaag