Easy Somali Conversation – Cleaning the house

Here is an other mini conversation between roommates.

Welcome to another learnSomali Conversation lesson. I hope you liked the first mini conversation we posed earlier today. This lesson is  Easy Somali Conversation – Cleaning the house.  This conversation can be used by roommates or a parent and a child. There is also vocabulary from the lesson listed in the last table. Here is the pdf version in case you want to download/print.

 

Somali English
A: Waad ogtahay waxaa imaanaya waalidkay ciidaan, waxaan rabaa inaan xaafadda haajinno, ma haysaa wakhti todobaadkaan? A: You know my parents are coming over this holiday, I need us to clean the house, do you have time this week?
B: Waan jeclahay hagaajinta lakiin, maalmahan waa mashquulay. Waxaan bilaabi karnaa bari galab, iskoolka kadib. B:  I love cleaning but, I was busy lately. We can start tomorrow evening, after school.
A: Waxaan rabaa sidoo kale in aan dhar dhaqo oo aan dukaanka aado? A:  I also need to do the laundry, and run to the store?
B: Waxaan mooday in aad aaday dukaanka shalay oo wax walba aad soo gadday. B: I thought you went to the store yesterday and bought everything.
A:  Haa wax walba waan soo gaday shalay, lakiin waxaan soo xusuustay kafee aabahay uu ka helo, in aan u keeno ayaa rabaa.** A: Yes, I bought everything yesterday, but I remembered my dad’s favorite coffee, I want to get it for him.**
B: Rooga wayn ee barsadda yaalla waa cusayb. In aan dhaqno ma ahan, sax? B: The big rug in the living room is new. We don’t need to wash it, right?
A:  Haa waa runtaa. Haye aan bilowno 6PM meelahaas barri. A:  Yes, you are right. Ok let’s start around 6PM tomorrow.

Easy Somali Conversation – Cleaning the house

Ereyo Vocabulary
Barri Tomorrow
Shalay Yesterday
Sidoo kale Also
Dhar Cloths
Dhaqo Wash
Dukaan Store
Mooday Thought
Wax walba Everything
Gadday Bought
Xusuustay Remembered
Aabahay My dad
Ka helo Favorite
Wayn Big
Barsad Living room
Runtaa Right
Bilow Start
Meelahaas Around
Ereyo Vocabulary
Suffix: Kaan This
Ogtahay Know
imaanaya Coming
Waalid Parent
Ciid Holiday
Rabaa Want
Xaafad House
Hagaajin Clean
Haysaa Have
Wakhti Time
Todobaad Week
Jeclahay Love
Lakin But
Maalmahan These days
Mashquul Busy
Aado Go
Cusayb New
  • **The pdf has slightly different answer.

 

 

 

Leave a Reply