New Weekly Podcast Episode #1: PotLuck

Download PDF

Here is our first podcast, We will have weekly podcast, to help you improve you Somali language listening skills. Please let us know if this like our pilot episode. 

Enjoy

      Episod #1 - Maryan Osman

Transcript: English
Tomorrow is Thursday, we have a potluck party at my work. What is potluck, you might wonder, “potluck is a party to which each of the guests contributes a dish”

Today is of course Wednesday, before I left work, I looked at the signup sheet. The sign up sheet has information about who is brings what? The reason for the signup sheet is to make sure, that people don’t bring the same food. So, I realized the is not Sambus in the list. I signed up and decide to bring Sambus. What is Sambusa, one might ask. Sambus a triangular-shape pastry filled with vegetables  and ground beef.

I will not make it myself, I will order them from Cairo Restaurant. I will call them ahead in the morning to make it ready for me by the time I get there. I am sure everyone at work will love them.

Transcript: Somali

Barri waa Khamiis, waxaan shaqada ku leenahay xaflad potluck. Waa maxay potluck, waa xaflad loogu tala galay in dadka imaanaya ay cuntada keenaan.
Maanta dabcan waa waa Arboco, inta aanan shaqada kasoo tagin ayaan fiiriyay warqada liiska, Warqada liiska waxaa ku qoran qofka iyo cuntada uu keenayo, Sababta loo sameeyay warqada waa in la hubiyo in aysan dadka dhan isku wax keenin. Waxaan ogaaday ina uusan sambuus ku jirin liiska, waxaan isku qoray oo go’aansaday in aan keeno sambuus. Waa maxay sambuus, sambuus waa bur qaab saddex-gees ah leh, oo laga buuxiyay qudaar iyo hilib shiidan.
Anigu ma samayndoono, Waxaan ka dalbanayaa makhaayada Cairo. Waan sii wacayaa subaxa hore, si ay diyaar iigu tahay markiin aan meesha tago. Waan hubaa in qof walba oo shaqada jooga uu jeclaan doono.

4 Comments

Leave a Reply