Somali banking vocabulary

Download PDF
Banking Convesation
Somali banking vocabulary

 

Welcome to learnSomali.com. Today we will use a short conversation on Somali banking vocabulary. we will teach you sentences and words you can use at bank.

Opening a bank account          Furashada  Akoontada bangiga

 

Bank Teller : Hello, welcome to GI Bank how are you? Bank Teller : Haye, ku soo dhawoow bangiga GI, see tahay?

Adam : I am fine, and you?. Adam : Waan fiicanahay, adigana?.

Bank Teller : I am fine too, how can I help you? Bank Teller : Waan ficanahay sidoo kale, maxaan kaa cawiyaa?

Adam : I would like to open a bank account. Adam : Waxaan jeclaan lahaa in aan furto akoonto cusub.

Bank Teller : Ok, one second, let me call the banker? Bank Teller : Haye, wax yar i sug, aan u yeero bangiilaha?

 

Adam with the banker          Adam oo la joogaa bangiilaha

 

Banker : Welcome, I will be assisting you today Banker : Soo dhawoow, aniga ayaa ku caawinaya maanta

Adam : Thanks, here is my ID card?. Adam : Mahadsanid, waa kan aqoonsigayga?.

Banker : We have two options for you to choose Banker : Waxaan kuu haynaa labo dookh ood kala dooran kartid

Banker : The Standard account and the Student account Banker : Akoontada Caadiga ah iyo akoontada Ardayga

Adam : I am not a student, so I will get the  Standard Adam : Arday ma ahi, sidaas darteen waxaan rabaa kan Caadiga ah.

Banker : Thanks, you are all set, please sign here   Banker : Mahadsanid, waan dhamaynay, fadlan saxiix halkaan

 Somali banking vocabulary

This list contains some vocabulaty from our short conversation and also new word in the  Somali banking vocabulary.

English                 Somali English            Somali            English              Somali            
Bank Bangi Money Lacag Account Akoonto
Cash Lacag caddaan ah Check Jeeg Deposit Dabaaji
Saving Kayd Loan Dayn Interest Ribo
Customer Macmiil Pay Bixin Withdraw Kal bixid
Cashier Lacag haye Coins Qadaadiic Signature Saxiix

Leave a Reply