Somali Nouns

logo1

Somali Nouns  Magacyo

Word English/Somali ExampleEnglish TusaaleSoomaali
Kids/Ciyaal I love kids Waan jeclahay ciyaalka
Group / Koox What group are you with? Kooxdee la socotaa adiga
Bird / Shimbir This is a black bird Tan waa shimbir madoow
Letter / Warqad She sent the letter Way dirtay warqaddii
Pen/ Qalin Can I have this pen Qalinkaan ma qaadan karaa
Friend/ Saaxiib My friend is graduating Saaxiibtay ayaa qalin jabinaysa.
Health/ Caafimaad How is your grandmothers’ health? Ayeeyadaa caafimadkeeda waa sidee?
Crime/ Dambi I did not commit a crime Aniga dambi ma galin
Rice /  Bariis The rice is my favorite food Bariika waa cunto aan aad uga helo
Hour /Saac /Saacad I waited one hour Waxaan sugay hal saac
Bedroom / Qol jiif The bedroom is clean Qolka jiifka waa nadiif
Memory / Xusuus He has a good memory Wuxuu leeyahay xusuus fiican
Train  / Tareen I am close to the train station Waxaan u dhawahay xarunta tareenka
Dog/ Eey The dog is barking Eeyga wuu qaylinayaa
Science/ Saynis They love the science Ayaga way jecelyihiin sayniska
Anger/Caro His anger is extreme Caradiisu waa daran tahay
Bank / Bangi Is the bank open? Bangigu ma furan yahay?
King / Boqor The king is gone. Boqorkii waa tagay
Umbrella / Dallad We need an umbrella Waxaan rabnaa dallad
Pain/ Xanuun Are you feeling pain? Ma dareemaysaa xanuun
City/Magaalo The city is beautiful Magaalada way qurxoon tahay
Book/ Buug Did you see her new book? Ma aragtay buugeeda cusub?
Light/ Nal Turn on the light / Turn off the light Daar Nalka / Dami Nalka
Enemy /  Cadaw The enemy attacked them Cadawgii ayaa weeraray ayaga
Dictionary /Qaamuus Do you have a dictionary? Ma haysaa qaamuus?
Food / Cunto This food is cold Cuntadaan waa qabowdahay
Reading / Akhris I like reading Waan jeclaahy wax akhriska
Face / Waji Your face is not new to me Waji gaaga iguma cusba
Car/ Gaari The car  is new Gaarigu waa cusub yahay
Love/ Jacayl Love can be painful Jacaylku waa xanuun badnaan karaa

 

One Comment

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *